أرشيف: يوليو, 2007

Cadde Muuse oo qirtey in ay jiraan makiinado lagu daabaco lacago sh.som ah oo maamulkiisa uu ogyahay

كتبهاabdirahman ali ، في 26 يوليو 2007 الساعة: 13:47 م

التصنيفات :  غير مصنف

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa qirey in maamulkiisa uu sameysto lacago Sh.som ah oo ay ku dabarayaan sida uu sheegay xagga Mushaaraadka iyo arimo kale, xilli xiisado ay sababeen sicir ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

Dil qisaas ah oo ka dhacay fagaare ku yaala magaalada Kismaayo

كتبهاabdirahman ali ، في 26 يوليو 2007 الساعة: 13:41 م

التصنيفات :  غير مصنف

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose waxaa maanta ka dhacay dilkii ugu horreeyay oo qisaas ah wixii ka dambeeyay markii beelaha Mariixaan iyo Gaal-jecel ay ku heshiiyeen in qofkii qof ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

Qarax xoogan oo goordhaweyd ka dhacay isgoyska Black Sea ee Muqdisho

كتبهاabdirahman ali ، في 26 يوليو 2007 الساعة: 13:15 م

التصنيفات :  غير مصنف

26,July,07 Qarax xoogan ayaa goordhaweyd gil gilay wadada isgoyska Black sea ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo fariisin u ah ciidamada Booliska dowladda KMG ah. Qaraxaan oo loo adeegsaday bam ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

Ciidamada Ethiopia oo jirdil ku sameeyay labo wiil oo Somali ah, isla markaana dab ku qabtey gurigii

كتبهاabdirahman ali ، في 24 يوليو 2007 الساعة: 17:57 م

التصنيفات :  غير مصنف

Ciidamada Ethiopia ayaa maanta gurigooda kala baxey jirdilna u geystay labo wiil oo ardey ah, iyadoo sidoo kale ciidamada Ethiopia ay gubeen gurigii ay ku noolaayeen wiilashaasi. ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

3 boolis ah oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay meel ku dhow isgoyska Bakaaraha

كتبهاabdirahman ali ، في 24 يوليو 2007 الساعة: 17:57 م

التصنيفات :  غير مصنف

  3 Boolis ah ayaa ku dhaawacmay qarax xoogan oo maqribnimadii caawa ka dhacay meel ku dhow isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qaraxaan oo loo adeegsaday bam gacmeed ayaa lala eegtay abaaro ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

War deg deg ah: Weeraro bambaano oo lagu qaaday caawa fiidkii saldhigyada Galbeed iyo Heliwa.

كتبهاabdirahman ali ، في 24 يوليو 2007 الساعة: 17:57 م

التصنيفات :  غير مصنف

Weeraro bam bambaano ayaa goordhaweyd lagu qaaday saldhigyada Galbeed iyo Heliwaa ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxyada ka dib la maqlay tacshiirado sida ay shabelle u sheegeen dad goobjoogyaal ah. Qaraxyadaan oo ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

Qaar ka mid ah Culuma udiinkii laga qabqabtey masjidka Abu-hureera oo la sii daayay. 24,July,07

كتبهاabdirahman ali ، في 24 يوليو 2007 الساعة: 17:57 م

التصنيفات :  غير مصنف

Qaar ka mid ah culuma udiinkii horaantii bishaan laga qabtey Masjidka Abu-hureera ee shalay la sii daayay ayaa sheegay in dhibaato ay kala kulmeen xabsigii lagu xirey, iyadoo la weydiiyay ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

3 ruux oo oo ku dhintey qarax ka dhacay wadada Baar Ubax 24,July,07

كتبهاabdirahman ali ، في 24 يوليو 2007 الساعة: 17:57 م

التصنيفات :  غير مصنف

3 ruux oo ay ku jirto haweeneey uur leh ayaa ku geeriyooday tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax xoogan oo goordhaweyd ka dhacay wadada Baar Ubax ee magaalada ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

Sheekh Aweys: " Xal lama gaari karo inta ciidamada Ethiopia ay joogaan Somalia"

كتبهاabdirahman ali ، في 24 يوليو 2007 الساعة: 12:45 م

التصنيفات :  غير مصنف

  Guddoomiyaha golaha Shuurada Maxaakimta Islaamka Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in aan dhibaatada Somalia xal laga gaari doonin inta ay waddanka joogaan ciidamada dowladda Ethiopia ee tageeraya dowladda Dowladda ... المزيد...
-----------------------------------------------------------

Daawo Sawirada: 7 ruux oo 3 boolis ay tahay oo galabta ku geeriyooday qarax ka dhacay agagaarka Blac

كتبهاabdirahman ali ، في 22 يوليو 2007 الساعة: 18:44 م

التصنيفات :  غير مصنف

... المزيد...
-----------------------------------------------------------
التالي